Jen. Thomas Waldhauser: “Waan kordhineynaa Weerarada aynu ku heyno Al-shabaab”

Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee hawlgalada Afrika Thomas Waldhauser ayaa sheegay in aysan marna hakin doonin weerarada dhanka cirka ah ay ku qaadaan dagaalayaasha al-Shabaab. “Ciidamada Mareykanka way sii wadi doonaan iyagoo kaashanaya ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM dagaalka ay kula jiraan al-Shabaab” ayuu hadlkiisa sii raaciyay taliyaha ugu sareeyo ciidamada Mareykanka ee hawlgalka AFRICOM. … Continue reading Jen. Thomas Waldhauser: “Waan kordhineynaa Weerarada aynu ku heyno Al-shabaab”